Fatima 🥹
Mar 23, 2025
does anyone know how long is take NVC TO SCHEDULE INTERVIEW ? they approved all my documents February/4/2025. did anyone live in Zambia ?
#NVC
30
ADVERTISEMENT
Moe AttayebMar 23, 2025
am not entirely sure but most of those takes 6 months - 1+ year
kalid jammaMar 23, 2025
@Fatima 🥹 My consular interview is in Zambia, but my I-130 has not yet been approved; perhaps, it will be approved next month. There aren't many people from Zambia on this platform. I bet they'll send you an interview within two months. Goodluck and please let us know when you receive interview appointment. thanks
Fatima 🥹Mar 24, 2025
@kalid jamma thanks yeah I will let u know when they schedule my husband interview
kalid jammaMar 24, 2025
@Fatima 🥹 thanks 🙏
kalid jammaApr 17, 2025
@Fatima 🥹 Hello Sis, hope you doing okay, did you receive interview letter.
Fatima 🥹Apr 17, 2025
@kalid jamma nope I’m still waiting what is wrong with us embassy Zambia on February/4 they approved all the document and documents qualified but still waiting the interview appointment
kalid jammaApr 17, 2025
@Fatima 🥹 What the hell is going on with the US embassy in Zambia? After three months of being documentation qualified, there has been no interview appointment; the embassy was much better during the COVID-19 pandemic in 2022. Someone I know received an interview appointment after two weeks of being DQed. good luck sister and please let me know when you got an update . thanks
Fatima 🥹Apr 18, 2025
@kalid jamma Somali ? right haye Abowe Haa ani xita dad aqaany 2023 in 2 weeks interview ku heleen
kalid jammaApr 18, 2025
@Fatima 🥹Haa abaayo somali ayan ahay. Nio safaaradu way xumaatay wllhi sidan may ahan jirin hada waxay la mid noqonaysa nairobi iyo Addis Ababa oo kale. Ma Zambia ayad joogta adigu?
Fatima 🥹Apr 19, 2025
@kalid jamma mya ani ma joogi xaajiga joogo
kalid jammaApr 20, 2025
@Fatima 🥹 Hye wll nasiib wanagsan, update kad heshid na Waad ila so wadaagi.
Fatima 🥹Apr 20, 2025
@kalid jamma haye wllo adi uscis ma dhafatay mise NVC kee Maraysa hda
kalid jammaApr 20, 2025
@Fatima 🥹 May wll wali case kaygu USCIS ayuu pending ku yahay, insha Allah Bishan 5 ayan rajaynaya inay approved yidhahdan.
Fatima 🥹Apr 20, 2025
@kalid jamma Haa wllo don’t give up ani one year and 3 months igu aqbaleen
kalid jammaApr 20, 2025
@Fatima 🥹 thanks wll and good luck with your case.
Fatima 🥹Apr 27, 2025
@kalid jamma wllo they scheduled us interview finally waxe ku qaadatay 2 bil iyo 2 week in interview noola sameeyo
kalid jammaApr 28, 2025
@Fatima 🥹 Masha Allah wll waa war farxad leh congratulations to you both. time frame fiicana waan ka helay safaarada iyo siday u shaqeynayso wll. good luck for the interview and many thanks to you for sharing your timeline 🙏
Fatima 🥹Apr 29, 2025
@kalid jamma thanks wll adneh Allah hku sahlo amuuraha
kalid jammaJun 14, 2025
@Fatima 🥹 Asc wll Waxan rajaynaya inad fiican tahay. qoladi USCIS Waxay aqbalen case kaygi may 17. NVC case ka waxay documentary qualified ka dhigen June 10. waxan rabay inan ku waydiiyo wll xaajigu wali interview gi ma maray, kolay case ka xaajiyada waxay noqonaysa inay 2-3 sugto interview appointment ka insha Allah.
Fatima 🥹Jun 16, 2025
@kalid jamma congratulations Wllo last months may 10 appointment no so direen Mnta aady June 16 mrka si fcn uma aqrin appointment Intervie ma ahayn wxaay ahayt documents submitted check iyo finger print laga qaaday all documents dhan orginal wee ka reebteen sido kale wll July /3 ayey balnta interview u sameyeen
Fatima 🥹Jun 16, 2025
@kalid jamma Wllo adiga xage ahayt embassy Horta ? tan kle insha Allah the day ee kuu soo Diraan appointment ama hadaba bilaaw in aad all documents aa NVC sumbit ku dhahdho pdf ahaan 1 sharciyada cadeenta xiriirka qoralada whatsapp ama Mesha ka xiriirtan sawiro bdn ani 60 sumbit dhahy video call ku hdashaan screenshot ka qaad call logo screenshot meelaha social media dhan asxaabta ka dhihiin screenshot ka qaad wxaas dhan habeey pdf ah ka sameey wll waa so safarada easy u nqone before ur interview they will review it and make sure Waxksta sumbit dhahdo hayso meesha hayso mlnta faraha marayaid one week or two week before ur interview
kalid jammaJun 16, 2025
@Fatima 🥹 Mahadsanid wll. Aniga wll safaaradaydu marki hore Ethiopia ayay aheyd Lkn Waxan uso badalay Zambia. documents ki aan hayay waan diyaariyay een u diray NVC. WhatsApp ayan badanka ka wada hadalna video iyo call kalepa. iyagana screenshot ayan ku diyaarinaya insha Allah. sawiranta in badan ayan haya intas ayan isku geyn. wll ma balanti hore ayad dib uga dhacden. anigu June 10 ayay NVC approved gareysay document dhan. marka Waxan sugaya 2 bilood si aan u helo interview appointment. waxan rajaynaya inan wadank ku laabto marka ay interview ga noso diraan oo aan Zambia xaaska howsha laso dhameeyo insha Allah. wll aad bad u mahadsan tahay kheyr badan ayan idin rajaynaya insha Allah wixi dhanka safaarada kaso cusboonada Waad Ila so socodsiin insha Allah .
Fatima 🥹Jun 16, 2025
haa saas sameey sawirada badi whatsapp call and video call screenshots ka qaad tan kale NVC log in markaa dhahdo labadiina magacyada ku dhufan qof mar kadib halkaas ayaad document upload dhihi fiiro gaaar ah qofka dacwada xareyey xagiisa magaciis wxaaa ku download gareysa sharciyada qofka , w2 tex return , canshuurta ee xareysay at least last 2 years ka bdn hadaa hayso passport., dhalshaada , warqda meherka wxaas oo dhan qof kle neh halkiis halgu summbit gareeyo kow sharcigiisa passport and dhlashada Ethiopia orginal iyo mid turjuman , police certificate wadnksta hdii aad 6 ka bdn ku noleyt we kaa rabaan and sawirda kuli mrba qeeb upload dheh as pdf kadib sumbit dheh wllo Waxksta sumbit dhahdhy neh waa laga rabaa
Fatima 🥹Jun 16, 2025
@ wll hada balanta kuu imaanaysa kow after 2 months interview ma ah waa balan ee document checks sameenyaan waad aadi Mesha documents oo dhan waad qaadi orginal sawirda xitaa waxba ha ilaawin kadib wee kalaaa haryaan xita passport waa laga reebi hdi wax ee ka qaldnaayn isla mlnyaas balanta interview ku siinyan after 2 weeks kadib mari. anaga saas ahayt Mnta balnati documents dhan xareneya Waxksta sumbit dhanahy hdneh waa geenay sawirda kuli wee qateen faro neh waa u maray marka after 2 weeks interview balanta Waaba la siiyey
Fatima 🥹Jun 16, 2025
@kalid jamma waqti haysta hada call and chats badiya whatsapp mlnba qeeb screenshot ka qaad pdf ka sameey call badiya video call sido kle
Fatima 🥹Jun 16, 2025
hada ka shaqo bilow everyday diyaari mlnta email ku soo diraan one moths haysta aad sumbit dhahdho Waxksta hda NVC maraysa mlnta email ku imaado waa mlnta safarada alaabtaada gaaratay saas ula soco mrka NVC kuwa hda approved dhahdhy waa gooni safarda neh waa in aad u diyarisa ( remember safarada approved iyo waxaas ma so dhahyeo just sumbit lee wye kliya hdi ay wax rabaan oo aad ilowdo ku dhahayan wxaas so dir so don’t stress cml in ay sfarada approved dhahdo they just review it through online and the day appointment warqdihi sidoodi kaa qadayan
kalid jammaJun 16, 2025
@Fatima 🥹 sax wll Aad iyo Aad ayad Umahadsan tahay documents ka ay NVC approved yidhahden copy waan ka haya. WhatsApp call iyo video na screeeshot waan ka haya we Waan isku Habeyn insha Allah.
kalid jammaJun 16, 2025
@ warqada ay safaaradu noso diray so een sugayna maaha interview appointment Ee waa document submission appointment. Maalin tad document submit dhahdid ayay ku sheegayan balanta aad interview maraysid. si fiican ayan ku fahmay. dhanka caafimadka ma iska maalinta document submission ka miya la raacinaya .
Fatima 🥹Jun 16, 2025
@kalid jamma haa intaas xita waad ka badin krtaa mrka balnta ku so turaan sumbit dheh now u good NVC wait sfaarda email then sumbit intaa rabto upload dhheh wll good luck i hope in a months
kalid jammaJun 16, 2025
@Fatima 🥹 thanks wll and good luck you too.

Popular hashtags