updyrahman mohamud ismail
Nov 10, 2026
cid somali ah mesha maku jirtaa please soo hadla
#somali
8
ADVERTISEMENT
Abdirahman GaradNov 10, 2026
Haa sxb
Abdirahman GaradNov 10, 2026
Warkaada keen
l
l11y00 23Nov 10, 2026
waa ka buuxda Wasup
W
Wise ManNov 10, 2026
wala jooga group inno samee sxb
I
I-730 2023Nov 10, 2026
I’m here . May Allah make everyone’s process go easy and smooth
Ahmed nNov 10, 2026
haa sxb
A
Ahmed saidNov 10, 2026
waan wada joogna sub, indhaha ayaa la wada tagaya
A
Adam Ismail3h
@Abdirahman Garad 34 bilood hadaad gaartay? Lawsuit against UCIS ma la xarayn karaa?

Popular hashtags