updyrahman mohamud ismail
10 de nov de 2026
cid somali ah mesha maku jirtaa please soo hadla
#somali
PUBLICIDAD
Abdirahman Garad10 de nov de 2026
Haa sxb
Abdirahman Garad10 de nov de 2026
Warkaada keen
l11y00 2310 de nov de 2026
waa ka buuxda Wasup
walalka Wayn10 de nov de 2026
wala jooga group inno samee sxb
I-730 202310 de nov de 2026
I’m here . May Allah make everyone’s process go easy and smooth
Ahmed n10 de nov de 2026
haa sxb
Ahmed said10 de nov de 2026
waan wada joogna sub, indhaha ayaa la wada tagaya
Adam Ismail15 de nov de 2026
@Abdirahman Garad 34 bilood hadaad gaartay? Lawsuit against UCIS ma la xarayn karaa?
Abdirahman Garad15 de nov de 2026
Haa sxb 24 bil hadii aad dhaaftay wxn kula talin lahaay in aad xareyso Dhoor qof oo xareysay qaarne weeheleen kuwa klne wali process u socdo
updyrahman mohamud ismail 17 de nov de 2026
nio ani 7 sano ayuu iska socdaaba case kayagu
updyrahman mohamud ismail 17 de nov de 2026
bal number kaygu wakan ee whatsapp ka iga soo qabta +251995659331 anaga Labo case ayaa noo socda mida waa visa midna waa asylum kan visa wuxuu socdaa 1 sano iyo 7 bilood kan asylum kana wuxuu socdaa 7 sano
